Warbixinta Sanadlaha UNDP Soomaaliya 2025

Photograph of women in hijabs sewing in a workshop; UNDP banner in background.

Warbixinta Sanadlaha UNDP Soomaaliya 2025

pdf (5MB)

Download

Warbixinta Sanadlaha UNDP Soomaaliya 2025

June 14, 2026

Sannadkii 2025, UNDP oo garab taagan shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo sidoo kale dowlad-goboleedyada, waxay hirgelisay barnaamijyo horseeday horumar la taaban karo oo dhinacyo badan leh. Si wadajir waxaa loo xoojiyay nabadda, horumarka, iyo adkaysiga bulshada Soomaaliyeed.

Inkasta oo guulo muhiim ah la gaaray, haddana safarka horumarku weli wuu socdaa. Waxaana ka go'an UNDPin ay sii xoojiso dadaallada lagu dhisayo Soomaaliya nabdoon, horumarsan, oo fursado u abuurta dhammaan muwaadiniinta.